Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jeegee

(-geeyay, -gaysay)
Falmg2

Macnaha

1. Dhabar- dhabar u dabbaalasho. 2. Caano jiif ku cabbid.

Erayo la-mid ah

jeeg1. ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool …jeegaanMidabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso…jeegaan(fiis.) Filiq- sanaanta kaahinta birlabdanabeed sida, muuqaa…jeegaan-barashoDaraasad ku saabsan habka loo baaro ilayska (spectrum).jeegaan-birlabdanabeed(fiis.) Tooxda tamar birlabdanabeedka ee si taxan ugu habays…jeegaanbeeg-cuf(fiis.) Qalab loo isticmaalo soo saaridda iyo saafidda ayoon…jeegaxiirTimaxiirid; timajarid.jeegaxiir1. Timaxiir; jeego xiiridda. 2. (- rro, m.dh) Nin dhallinyar…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms