Qaamuuska Asalka
jeegaan-barasho
(fiis.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Daraasad ku saabsan habka loo baaro ilayska (spectrum).
Erayo la-mid ah
jeeg1. ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool …jeegaanMidabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso…jeegaan(fiis.) Filiq- sanaanta kaahinta birlabdanabeed sida, muuqaa…jeegaan-birlabdanabeed(fiis.) Tooxda tamar birlabdanabeedka ee si taxan ugu habays…jeegaanbeeg-cuf(fiis.) Qalab loo isticmaalo soo saaridda iyo saafidda ayoon…jeegaxiirTimaxiirid; timajarid.jeegaxiir1. Timaxiir; jeego xiiridda. 2. (- rro, m.dh) Nin dhallinyar…jeegee1. Dhabar- dhabar u dabbaalasho. 2. Caano jiif ku cabbid.

