Qaamuuska Asalka
jeegaan
(-nno, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Midabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso leh oo ku samaysma daruurta marka uu roob da'ayo; qaansaroobaad.
Erayo la-mid ah
jeeg1. ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool …jeegaan-barashoDaraasad ku saabsan habka loo baaro ilayska (spectrum).jeegaan-birlabdanabeed(fiis.) Tooxda tamar birlabdanabeedka ee si taxan ugu habays…jeegaanbeeg-cuf(fiis.) Qalab loo isticmaalo soo saaridda iyo saafidda ayoon…jeegaxiirTimaxiirid; timajarid.jeegaxiir1. Timaxiir; jeego xiiridda. 2. (- rro, m.dh) Nin dhallinyar…jeegee1. Dhabar- dhabar u dabbaalasho. 2. Caano jiif ku cabbid.jeegoMadaxa dadka xaggiisa dambe; qadaad.

