Qaamuuska Asalka
jeegaxiir
(-ray, -rtay)Falmg1
Macnaha
Timaxiirid; timajarid.
Erayo la-mid ah
jeeg1. ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool ā¦jeegaanMidabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaansoā¦jeegaan(fiis.) Filiq- sanaanta kaahinta birlabdanabeed sida, muuqaaā¦jeegaan-barashoDaraasad ku saabsan habka loo baaro ilayska (spectrum).jeegaan-birlabdanabeed(fiis.) Tooxda tamar birlabdanabeedka ee si taxan ugu habaysā¦jeegaanbeeg-cuf(fiis.) Qalab loo isticmaalo soo saaridda iyo saafidda ayoonā¦jeegee1. Dhabar- dhabar u dabbaalasho. 2. Caano jiif ku cabbid.jeegoMadaxa dadka xaggiisa dambe; qadaad.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
