Qaamuuska Asalka
jeeg
(-gag, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld joog 1 (3). Weel bir ama macdan ka samaysan oo dabool leh oo caanaha iwm lagu shubto. 2. Xaashi si gaar ah loo habeeyey oo cid la siiyo si uu banki lacag uga qaato.
Erayo la-mid ah
jeegaanMidabyo dhawr ah oo si is kor saar ah u safan oo qaab qaanso…jeegaan(fiis.) Filiq- sanaanta kaahinta birlabdanabeed sida, muuqaa…jeegaan-barashoDaraasad ku saabsan habka loo baaro ilayska (spectrum).jeegaan-birlabdanabeed(fiis.) Tooxda tamar birlabdanabeedka ee si taxan ugu habays…jeegaanbeeg-cuf(fiis.) Qalab loo isticmaalo soo saaridda iyo saafidda ayoon…jeegaxiirTimaxiirid; timajarid.jeegaxiir1. Timaxiir; jeego xiiridda. 2. (- rro, m.dh) Nin dhallinyar…jeegee1. Dhabar- dhabar u dabbaalasho. 2. Caano jiif ku cabbid.

