Qaamuuska Asalka
jaahwareersan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax jaahwareeray ahaansho. ld jahawareersan.
Erayo la-mid ah
jaah1. Sharaf: magac-weyni. 2. Soo jeedka qofka inta indhaha ka …jaahidQof diinta islaamka u dagaallama.jaahil1. Qof aan wax akhrin, waxna qorin. 2. Kas-gaab.jaahilbixiKa j.: cid arrin ka dahsooneed u iftiimin.jaahiliyad1. Ku dhaqmid la'aanta diinta islaamka. 2. Xilliga Islaamka …jaahilnimoJaahil ahaansho.jaahwareer1. Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo. 2. ld …jaahwareerQas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawar…

