Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jaahil

(-liin/-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qof aan wax akhrin, waxna qorin. 2. Kas-gaab.

Erayo la-mid ah

jaah1. Sharaf: magac-weyni. 2. Soo jeedka qofka inta indhaha ka …jaahidQof diinta islaamka u dagaallama.jaahilbixiKa j.: cid arrin ka dahsooneed u iftiimin.jaahiliyad1. Ku dhaqmid la'aanta diinta islaamka. 2. Xilliga Islaamka …jaahilnimoJaahil ahaansho.jaahwareer1. Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo. 2. ld …jaahwareerQas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawar…jaahwareeriCid qas iyo shaki gelin. ld jahawareeri.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms