Qaamuuska Asalka
jaahiliyad
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Ku dhaqmid la'aanta diinta islaamka. 2. Xilliga Islaamka ka hore ee taariikhda carabta.
Erayo la-mid ah
jaah1. Sharaf: magac-weyni. 2. Soo jeedka qofka inta indhaha ka …jaahidQof diinta islaamka u dagaallama.jaahil1. Qof aan wax akhrin, waxna qorin. 2. Kas-gaab.jaahilbixiKa j.: cid arrin ka dahsooneed u iftiimin.jaahilnimoJaahil ahaansho.jaahwareer1. Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo. 2. ld …jaahwareerQas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawar…jaahwareeriCid qas iyo shaki gelin. ld jahawareeri.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
