Qaamuuska Asalka
jaahwareer
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo. 2. ld jaahwareerid.
Erayo la-mid ah
jaah1. Sharaf: magac-weyni. 2. Soo jeedka qofka inta indhaha ka …jaahidQof diinta islaamka u dagaallama.jaahil1. Qof aan wax akhrin, waxna qorin. 2. Kas-gaab.jaahilbixiKa j.: cid arrin ka dahsooneed u iftiimin.jaahiliyad1. Ku dhaqmid la'aanta diinta islaamka. 2. Xilliga Islaamka …jaahilnimoJaahil ahaansho.jaahwareeriCid qas iyo shaki gelin. ld jahawareeri.jaahwareeridld jaahwareer¹ (2), jahawareer¹, jahawa-reerid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
