Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jaah

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Sharaf: magac-weyni. 2. Soo jeedka qofka inta indhaha ka sarreysa; weji, fool. 3. Woqooyi (bad).

Erayo la-mid ah

jaahidQof diinta islaamka u dagaallama.jaahil1. Qof aan wax akhrin, waxna qorin. 2. Kas-gaab.jaahilbixiKa j.: cid arrin ka dahsooneed u iftiimin.jaahiliyad1. Ku dhaqmid la'aanta diinta islaamka. 2. Xilliga Islaamka …jaahilnimoJaahil ahaansho.jaahwareer1. Qas iyo shaki maskaxda galay wax lala garan waayo. 2. ld …jaahwareerQas iyo shaki maskaxda galay wax la garan waayid. ld jahawar…jaahwareeriCid qas iyo shaki gelin. ld jahawareeri.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms