Qaamuuska Asalka
istiraatijiyad
(-do, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. (siyaa.)Qorshe la qabto si loo gaaro himilo, gaar ahaan siyaasadda, dagaalaha, ganacsiga. 2. (siyaa.) Qorshe xirfadeed in lagu meeleyo ciidan iyo hubka, si loo helo guusha ama faa'idada ugu fiican.
Erayo la-mid ah
isticmaalAdeegsiga shey loo adeegsado waxa lagu qaban karo.isticmaal/mg1 (-aalay, -aashay) Wax adeegsasho.isticmaar(siyaa.) Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan ā¦isticmaarsashold isticmaarsad, isticmaarsi.isticmaarso1. Xukun qasab ah ummad kula kicid iyadoo xaqooda la duudsinā¦istiibiyamSummad: sb. Bir wiriqle ah midabkeeduna yahay caddaan qalin ā¦istiilKarti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeedā¦istiilHawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah kuā¦

