Qaamuuska Asalka
isticmaal
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Adeegsiga shey loo adeegsado waxa lagu qaban karo.
Erayo la-mid ah
isticmaar(siyaa.) Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan …isticmaarsashold isticmaarsad, isticmaarsi.isticmaarso1. Xukun qasab ah ummad kula kicid iyadoo xaqooda la duudsin…istiibiyamSummad: sb. Bir wiriqle ah midabkeeduna yahay caddaan qalin …istiilKarti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeed…istiilHawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah ku…istijo1. Biyo yar oo lagu darbado. 2. Nadiifinta la nadiifiyo xubn…istijooXubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaaddo nadiifin.

