Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

istijo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Biyo yar oo lagu darbado. 2. Nadiifinta la nadiifiyo xubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaado.

Erayo la-mid ah

isticmaalAdeegsiga shey loo adeegsado waxa lagu qaban karo.isticmaal/mg1 (-aalay, -aashay) Wax adeegsasho.isticmaar(siyaa.) Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan …isticmaarsashold isticmaarsad, isticmaarsi.isticmaarso1. Xukun qasab ah ummad kula kicid iyadoo xaqooda la duudsin…istiibiyamSummad: sb. Bir wiriqle ah midabkeeduna yahay caddaan qalin …istiilKarti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeed…istiilHawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah ku…
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms