Qaamuuska Asalka
istiil
MagacLafdheeri
Macnaha
Karti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeedu dhib tahay.
Erayo la-mid ah
isticmaalAdeegsiga shey loo adeegsado waxa lagu qaban karo.isticmaal/mg1 (-aalay, -aashay) Wax adeegsasho.isticmaar(siyaa.) Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan …isticmaarsashold isticmaarsad, isticmaarsi.isticmaarso1. Xukun qasab ah ummad kula kicid iyadoo xaqooda la duudsin…istiibiyamSummad: sb. Bir wiriqle ah midabkeeduna yahay caddaan qalin …istijo1. Biyo yar oo lagu darbado. 2. Nadiifinta la nadiifiyo xubn…istijooXubnaha saxarada iyo kaadidu ka timaaddo nadiifin.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
