Qaamuuska Asalka
isticmaar
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(siyaa.) Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan awood lahayn, isaga oo isticmaalaya kheyraadkiisa, si uu u kordhiyo awooddiisa.
Erayo la-mid ah
isticmaalAdeegsiga shey loo adeegsado waxa lagu qaban karo.isticmaal/mg1 (-aalay, -aashay) Wax adeegsasho.isticmaarsashold isticmaarsad, isticmaarsi.isticmaarso1. Xukun qasab ah ummad kula kicid iyadoo xaqooda la duudsinâŠistiibiyamSummad: sb. Bir wiriqle ah midabkeeduna yahay caddaan qalin âŠistiilKarti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeedâŠistiilHawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah kuâŠistijo1. Biyo yar oo lagu darbado. 2. Nadiifinta la nadiifiyo xubnâŠ
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
