Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

istiibiyam

(kiim.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Summad: sb. Bir wiriqle ah midabkeeduna yahay caddaan qalin ah kana tirsan ururka V ee tusaha kalgalka curiyeyaasha. Waxa loo helaa curiye ahaan, ogsaydh ahaan ama salfaydh ahaan (istibnayt, Sb2S3). Culays-atam: 121.75; tiro-atam: 51.

Erayo la-mid ah

isticmaalAdeegsiga shey loo adeegsado waxa lagu qaban karo.isticmaal/mg1 (-aalay, -aashay) Wax adeegsasho.isticmaar(siyaa.) Hab waddan quwad lehi uu ku xukumo waddan kale aan …isticmaarsashold isticmaarsad, isticmaarsi.isticmaarso1. Xukun qasab ah ummad kula kicid iyadoo xaqooda la duudsin…istiilKarti iyo dadaal dheeraad ah oo lagu fuliyo hawl qabashadeed…istiilHawl qabashadeedu dhib tahay karti iyo dadaal dheeraad ah ku…istijo1. Biyo yar oo lagu darbado. 2. Nadiifinta la nadiifiyo xubn…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms