Qaamuuska Asalka
huuro
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Wasaq ilkuhu yeeshaan.
Erayo la-mid ah
huurXaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.huurNafley kulayl dareemid.huurKulayl hawo la'aani keentay.huur-beeg(fiis.) Qalab loo sameeyay in lagu cabbiro huur u eegidda (h…huur-tuse(fiis.) Qalab tusinaya isbeddellada huurka hawada, habka tus…huur-u-eegidSaamiga u dhexeeya xaddiga dhabta ah ee uumibiyooodka ku jir…huuri1. Wax meel aan dabayl lahayn dhigid. 2. Cid xabbisid.huuriGaadiid badeed yar, bedenka ka yar oo lagu kalluumaysto.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
