Qaamuuska Asalka
huur-tuse
(-sayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(fiis.) Qalab tusinaya isbeddellada huurka hawada, habka tusinta wuxuu u adeegsadaa isbeddellada ku dhaca muuqaalka iyo addimada walax.
Erayo la-mid ah
huurKulayl hawo la'aani keentay.huurXaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.huurNafley kulayl dareemid.huur-beeg(fiis.) Qalab loo sameeyay in lagu cabbiro huur u eegidda (h…huur-u-eegidSaamiga u dhexeeya xaddiga dhabta ah ee uumibiyooodka ku jir…huuriGaadiid badeed yar, bedenka ka yar oo lagu kalluumaysto.huuri1. Wax meel aan dabayl lahayn dhigid. 2. Cid xabbisid.huuroWasaq ilkuhu yeeshaan.

