Qaamuuska Asalka
huur-beeg
(-ooyin, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
(fiis.) Qalab loo sameeyay in lagu cabbiro huur u eegidda (huurka la isu eegayo hawada inta ku jirta uumi biyood iyo inta ay qaadi karto) gibilka.
Erayo la-mid ah
huurXaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.huurNafley kulayl dareemid.huurKulayl hawo la'aani keentay.huur-tuse(fiis.) Qalab tusinaya isbeddellada huurka hawada, habka tus…huur-u-eegidSaamiga u dhexeeya xaddiga dhabta ah ee uumibiyooodka ku jir…huuri1. Wax meel aan dabayl lahayn dhigid. 2. Cid xabbisid.huuriGaadiid badeed yar, bedenka ka yar oo lagu kalluumaysto.huuroWasaq ilkuhu yeeshaan.

