Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

huur-u-eegid

(fiis.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Saamiga u dhexeeya xaddiga dhabta ah ee uumibiyooodka ku jira mug lagu siiyay ee hawada ah iyo xaddiga ku jiri lahaa iyadoo heerkulku isku midyahay, badanaa waxaa lagu tibaaxaa boqolley.

Erayo la-mid ah

huurKulayl hawo la'aani keentay.huurXaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.huurNafley kulayl dareemid.huur-beeg(fiis.) Qalab loo sameeyay in lagu cabbiro huur u eegidda (h…huur-tuse(fiis.) Qalab tusinaya isbeddellada huurka hawada, habka tus…huuriGaadiid badeed yar, bedenka ka yar oo lagu kalluumaysto.huuri1. Wax meel aan dabayl lahayn dhigid. 2. Cid xabbisid.huuroWasaq ilkuhu yeeshaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms