Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

huuri

(-iyaal, m.l/dh/-iyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Gaadiid badeed yar, bedenka ka yar oo lagu kalluumaysto.

Erayo la-mid ah

huurXaaladda gibilka marka la eego uumi biyoodka ku jira hawada.huurNafley kulayl dareemid.huurKulayl hawo la'aani keentay.huur-beeg(fiis.) Qalab loo sameeyay in lagu cabbiro huur u eegidda (h…huur-tuse(fiis.) Qalab tusinaya isbeddellada huurka hawada, habka tus…huur-u-eegidSaamiga u dhexeeya xaddiga dhabta ah ee uumibiyooodka ku jir…huuroWasaq ilkuhu yeeshaan.huursan1. Wax meel kulul la geliyey ahaansho. 2. Wax xabbis la geli…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms