Erayo la-mid ah
hogoRoobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka d…hogoNafley meel is tubid.hogob/dh (-byo, m.dh) Dhul hooseeya oo dhir badan leh.hogofIin luguhu la qalloocdaan oo ay isku soo jeestaan.hogoggoli1. Wax isku laabid. 2. Arrin go'aan ka gaarid.hogol1. Daruur. 2. Sayn roob ah oo meel ka curtay.hogolraacMeel roob ka da'ay u guurid; roobraac. ld hogocraac.hogolraacidld hogocraacid.

