Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hogo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Roobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka dhasha.

Erayo la-mid ah

hogob/dh (-byo, m.dh) Dhul hooseeya oo dhir badan leh.hogofIin luguhu la qalloocdaan oo ay isku soo jeestaan.hogoggoli1. Wax isku laabid. 2. Arrin go'aan ka gaarid.hogol1. Daruur. 2. Sayn roob ah oo meel ka curtay.hogolraacMeel roob ka da'ay u guurid; roobraac. ld hogocraac.hogolraacidld hogocraacid.hogotusaaleeArrin xaqiiqdeeda wax ka sheegid. ld hogatusaalee.hogotusaaleynld hogatusaaleyn.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms