Qaamuuska Asalka
hogoggoli
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
1. Wax isku laabid. 2. Arrin go'aan ka gaarid.
Erayo la-mid ah
hogoRoobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka d…hogoNafley meel is tubid.hogob/dh (-byo, m.dh) Dhul hooseeya oo dhir badan leh.hogofIin luguhu la qalloocdaan oo ay isku soo jeestaan.hogol1. Daruur. 2. Sayn roob ah oo meel ka curtay.hogolraacMeel roob ka da'ay u guurid; roobraac. ld hogocraac.hogolraacidld hogocraacid.hogotusaaleeArrin xaqiiqdeeda wax ka sheegid. ld hogatusaalee.

