Qaamuuska Asalka
hogol
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
1. Daruur. 2. Sayn roob ah oo meel ka curtay.
Erayo la-mid ah
hogoRoobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka dā¦hogoNafley meel is tubid.hogob/dh (-byo, m.dh) Dhul hooseeya oo dhir badan leh.hogofIin luguhu la qalloocdaan oo ay isku soo jeestaan.hogoggoli1. Wax isku laabid. 2. Arrin go'aan ka gaarid.hogolraacMeel roob ka da'ay u guurid; roobraac. ld hogocraac.hogolraacidld hogocraacid.hogotusaaleeArrin xaqiiqdeeda wax ka sheegid. ld hogatusaalee.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
