Qaamuuska Asalka
hogob
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh (-byo, m.dh) Dhul hooseeya oo dhir badan leh.
Erayo la-mid ah
hogoRoobka ugu horreeya ee xilliga guga ama dayrta kulaylka ka dā¦hogoNafley meel is tubid.hogofIin luguhu la qalloocdaan oo ay isku soo jeestaan.hogoggoli1. Wax isku laabid. 2. Arrin go'aan ka gaarid.hogol1. Daruur. 2. Sayn roob ah oo meel ka curtay.hogolraacMeel roob ka da'ay u guurid; roobraac. ld hogocraac.hogolraacidld hogocraacid.hogotusaaleeArrin xaqiiqdeeda wax ka sheegid. ld hogatusaalee.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
