Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hareeri

(hareeri, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Geed aan qodax lahayn, dhirta waaweyn ka mid ah oo toos u baxa.

Erayo la-mid ah

haree1. Wax har u yeelid. 2. Wax iftiin ka qarin.hareedTimo ka soo baxa labada dhaban ee ragga. ld harreed.hareef1. Qof tabar daran. 2. Qof aan muuqaal wanaagsanayn. 3. Wax …hareerDhinac; barbar.hareereeWax dhinac kasta ka marid.hareereysanWax hareer kasta looga meersan yahay ahaansho.hareereysnaanld hareereysnaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms