Qaamuuska Asalka
hareereysan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax hareer kasta looga meersan yahay ahaansho.
Erayo la-mid ah
haree1. Wax har u yeelid. 2. Wax iftiin ka qarin.hareedTimo ka soo baxa labada dhaban ee ragga. ld harreed.hareef1. Qof tabar daran. 2. Qof aan muuqaal wanaagsanayn. 3. Wax …hareerDhinac; barbar.hareereeWax dhinac kasta ka marid.hareereysnaanld hareereysnaansho.hareeriGeed aan qodax lahayn, dhirta waaweyn ka mid ah oo toos u ba…

