Qaamuuska Asalka
hareef
(-fyo, m.l/dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Qof tabar daran. 2. Qof aan muuqaal wanaagsanayn. 3. Wax soo haray. 4. Derin duug ah.
Erayo la-mid ah
haree1. Wax har u yeelid. 2. Wax iftiin ka qarin.hareedTimo ka soo baxa labada dhaban ee ragga. ld harreed.hareerDhinac; barbar.hareereeWax dhinac kasta ka marid.hareereysanWax hareer kasta looga meersan yahay ahaansho.hareereysnaanld hareereysnaansho.hareeriGeed aan qodax lahayn, dhirta waaweyn ka mid ah oo toos u ba…

