Qaamuuska Asalka
hareeree
(-reeyay, -raysay)Falg2
Macnaha
Wax dhinac kasta ka marid.
Erayo la-mid ah
haree1. Wax har u yeelid. 2. Wax iftiin ka qarin.hareedTimo ka soo baxa labada dhaban ee ragga. ld harreed.hareef1. Qof tabar daran. 2. Qof aan muuqaal wanaagsanayn. 3. Wax …hareerDhinac; barbar.hareereysanWax hareer kasta looga meersan yahay ahaansho.hareereysnaanld hareereysnaansho.hareeriGeed aan qodax lahayn, dhirta waaweyn ka mid ah oo toos u ba…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
