Qaamuuska Asalka
hareer
(-ro, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dhinac; barbar.
Erayo la-mid ah
haree1. Wax har u yeelid. 2. Wax iftiin ka qarin.hareedTimo ka soo baxa labada dhaban ee ragga. ld harreed.hareef1. Qof tabar daran. 2. Qof aan muuqaal wanaagsanayn. 3. Wax …hareereeWax dhinac kasta ka marid.hareereysanWax hareer kasta looga meersan yahay ahaansho.hareereysnaanld hareereysnaansho.hareeriGeed aan qodax lahayn, dhirta waaweyn ka mid ah oo toos u ba…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
