Qaamuuska Asalka
guulato
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Naag aan sarriig lahayn oo martidu ku soo dhiirran aqalkeeda.
Erayo la-mid ah
guul1. Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii. 2. ld guulid.guul/mg1 (-uulay, -uushay) 1. (f.g) Cid haddadid. 2.(f.mg) Xoolo…guulDagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.guulaameeDaruuro badan oo biyeysan cirka heehaabid.guulaamo1. Daruuro waaweyn oo biyeysan, madow oo cirka maaxa. 2. Qii…guulallowDhibaato ku soo fool leh awgeed welwel iyo cabsi dareemid.guulallowWelwel iyo cabsi ku dhasha qofka marka uu ka baqayo dhibaato…guulallowsanWax guulallow hayo ahaansho (qof).

