Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guulallow

MagacLafdheeri

Macnaha

Welwel iyo cabsi ku dhasha qofka marka uu ka baqayo dhibaato ku soo fool leh.

Erayo la-mid ah

guul1. Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii. 2. ld guulid.guul/mg1 (-uulay, -uushay) 1. (f.g) Cid haddadid. 2.(f.mg) Xoolo…guulDagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.guulaameeDaruuro badan oo biyeysan cirka heehaabid.guulaamo1. Daruuro waaweyn oo biyeysan, madow oo cirka maaxa. 2. Qii…guulallowsanWax guulallow hayo ahaansho (qof).guulallowsanaanld gulallowsanaansho.guulallowsanaansho/dh ld guulallowsanaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms