Qaamuuska Asalka
guulaamo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Daruuro waaweyn oo biyeysan, madow oo cirka maaxa. 2. Qiiq si xoog leh isu qabsaday. ld guuleeto.
Erayo la-mid ah
guul1. Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii. 2. ld guulid.guul/mg1 (-uulay, -uushay) 1. (f.g) Cid haddadid. 2.(f.mg) Xoolo…guulDagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.guulaameeDaruuro badan oo biyeysan cirka heehaabid.guulallowWelwel iyo cabsi ku dhasha qofka marka uu ka baqayo dhibaato…guulallowDhibaato ku soo fool leh awgeed welwel iyo cabsi dareemid.guulallowsanWax guulallow hayo ahaansho (qof).guulallowsanaanld gulallowsanaansho.

