Qaamuuska Asalka
guulaamee
(-meeyay, -meysay)Falmg2
Macnaha
Daruuro badan oo biyeysan cirka heehaabid.
Erayo la-mid ah
guul1. Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii. 2. ld guulid.guul/mg1 (-uulay, -uushay) 1. (f.g) Cid haddadid. 2.(f.mg) Xoolo…guulDagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.guulaamo1. Daruuro waaweyn oo biyeysan, madow oo cirka maaxa. 2. Qii…guulallowWelwel iyo cabsi ku dhasha qofka marka uu ka baqayo dhibaato…guulallowDhibaato ku soo fool leh awgeed welwel iyo cabsi dareemid.guulallowsanWax guulallow hayo ahaansho (qof).guulallowsanaanld gulallowsanaansho.

