Qaamuuska Asalka
guul
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xoolo aroor ah oo ka dhaxay xeradoodii. 2. ld guulid.
Erayo la-mid ah
guulaameeDaruuro badan oo biyeysan cirka heehaabid.guulaamo1. Daruuro waaweyn oo biyeysan, madow oo cirka maaxa. 2. Qii…guulallowWelwel iyo cabsi ku dhasha qofka marka uu ka baqayo dhibaato…guulallowDhibaato ku soo fool leh awgeed welwel iyo cabsi dareemid.guulallowsanWax guulallow hayo ahaansho (qof).guulallowsanaanld gulallowsanaansho.guulallowsanaansho/dh ld guulallowsanaan.guulanWax isu ururay oo gadaal u gurtay noqosho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
