Erayo la-mid ah
guud1. Aan gaar ahayn. 2. Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, …guudaanNooc cudur ka mid ah cudurrada geelaha oo geeri leh.guudaanGeel guudaan haya ahaansho.guudadleyQof dumar ah oo guudad leh.guudeySagaarada weyn ee dheddig.guudfuulXakame la'aan fuulid (faras).guudfuulidld guudfuul¹.guudlihiMagac guud oo ay wadaagaan haweenka iyo farduhu.

