Qaamuuska Asalka
guudey
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Sagaarada weyn ee dheddig.
Erayo la-mid ah
guud1. Aan gaar ahayn. 2. Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, …guudaanNooc cudur ka mid ah cudurrada geelaha oo geeri leh.guudaanGeel guudaan haya ahaansho.guudadleyQof dumar ah oo guudad leh.guudfuulXakame la'aan fuulid (faras).guudfuulidld guudfuul¹.guudlihiMagac guud oo ay wadaagaan haweenka iyo farduhu.guudmarHadal duuban oo kormar ah ku hadlid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
