Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guudfuul

(-uulay, -uushay)
Falg1

Macnaha

Xakame la'aan fuulid (faras).

Erayo la-mid ah

guud1. Aan gaar ahayn. 2. Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, …guudaanNooc cudur ka mid ah cudurrada geelaha oo geeri leh.guudaanGeel guudaan haya ahaansho.guudadleyQof dumar ah oo guudad leh.guudeySagaarada weyn ee dheddig.guudfuulidld guudfuul¹.guudlihiMagac guud oo ay wadaagaan haweenka iyo farduhu.guudmarHadal duuban oo kormar ah ku hadlid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms