Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guudlihi

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Magac guud oo ay wadaagaan haweenka iyo farduhu.

Erayo la-mid ah

guud1. Aan gaar ahayn. 2. Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, …guudaanNooc cudur ka mid ah cudurrada geelaha oo geeri leh.guudaanGeel guudaan haya ahaansho.guudadleyQof dumar ah oo guudad leh.guudeySagaarada weyn ee dheddig.guudfuulXakame la'aan fuulid (faras).guudfuulidld guudfuul¹.guudmarHadal duuban oo kormar ah ku hadlid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms