Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

guudadley

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Qof dumar ah oo guudad leh.

Erayo la-mid ah

guud1. Aan gaar ahayn. 2. Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, …guudaanNooc cudur ka mid ah cudurrada geelaha oo geeri leh.guudaanGeel guudaan haya ahaansho.guudeySagaarada weyn ee dheddig.guudfuulXakame la'aan fuulid (faras).guudfuulidld guudfuul¹.guudlihiMagac guud oo ay wadaagaan haweenka iyo farduhu.guudmarHadal duuban oo kormar ah ku hadlid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms