Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaajoo

(-ooday, -ootay)
Falmg3

Macnaha

Gaajo dareemid.

Erayo la-mid ah

gaajabbeelReebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel…gaajabbeelNafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel².gaajabbeelidld qaajabbeelid.gaajaysanWax gaajo hayso ahaansho. ld qaajaysan.gaajaysnaanld gaajaysnaansho, qaajaysnaan, qaajasnaansho.gaajaysnaansho/dh ld gaajaysnaan.gaajoDareen jirku dareemo marka cuntadu ka raagto. ld qaajo.
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms