Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaajaysnaansho

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh ld gaajaysnaan.

Erayo la-mid ah

gaajabbeelReebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel…gaajabbeelNafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel².gaajabbeelidld qaajabbeelid.gaajaysanWax gaajo hayso ahaansho. ld qaajaysan.gaajaysnaanld gaajaysnaansho, qaajaysnaan, qaajasnaansho.gaajoDareen jirku dareemo marka cuntadu ka raagto. ld qaajo.gaajooGaajo dareemid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms