Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaajaysan

(-snaa, -snayd)
Falmg4

Macnaha

Wax gaajo hayso ahaansho. ld qaajaysan.

Erayo la-mid ah

gaajabbeelReebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel…gaajabbeelNafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel².gaajabbeelidld qaajabbeelid.gaajaysnaanld gaajaysnaansho, qaajaysnaan, qaajasnaansho.gaajaysnaansho/dh ld gaajaysnaan.gaajoDareen jirku dareemo marka cuntadu ka raagto. ld qaajo.gaajooGaajo dareemid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms