Qaamuuska Asalka
gaajo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Dareen jirku dareemo marka cuntadu ka raagto. ld qaajo.
Erayo la-mid ah
gaajabbeelReebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel…gaajabbeelNafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel².gaajabbeelidld qaajabbeelid.gaajaysanWax gaajo hayso ahaansho. ld qaajaysan.gaajaysnaanld gaajaysnaansho, qaajaysnaan, qaajasnaansho.gaajaysnaansho/dh ld gaajaysnaan.gaajooGaajo dareemid.

