Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

gaajabbeel

MagacLafdheeri

Macnaha

Reebidda gaajo ku haysay lagu reebo cunto yar. ld qaajabbeel¹.

Erayo la-mid ah

gaajabbeelidld qaajabbeelid.gaajaysanWax gaajo hayso ahaansho. ld qaajaysan.gaajaysnaanld gaajaysnaansho, qaajaysnaan, qaajasnaansho.gaajaysnaansho/dh ld gaajaysnaan.gaajoDareen jirku dareemo marka cuntadu ka raagto. ld qaajo.gaajooGaajo dareemid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms