Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fagax

MagacDhexdhexaadshr

Macnaha

1. Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso. 2. Orod ka mid ah ciyaraha fudud ee lagu tartamo oo ah 100 m.

Erayo la-mid ah

fagaagMeel bannaan oo degaan ama aqal hortiis ah.fagaarageeWax meel fagaare ah ku soo bandhigid.fagaareMeel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo.fagaareeU f.: fagaare u samayn.fagaasBir ama qori la geliyo afka fardaha iyo baqlaha marka la xak…fagan1. Wax qodmay noqosho. 2. Wax duugoobay noqosho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms