Qaamuuska Asalka
fagaag
MagacLafdheeri
Macnaha
Meel bannaan oo degaan ama aqal hortiis ah.
Erayo la-mid ah
fagaarageeWax meel fagaare ah ku soo bandhigid.fagaareMeel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo.fagaareeU f.: fagaare u samayn.fagaasBir ama qori la geliyo afka fardaha iyo baqlaha marka la xak…fagan1. Wax qodmay noqosho. 2. Wax duugoobay noqosho.fagax1. Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso. 2. Orod ka…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
