Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

fagaare

(-rayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Meel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo.

Erayo la-mid ah

fagaagMeel bannaan oo degaan ama aqal hortiis ah.fagaarageeWax meel fagaare ah ku soo bandhigid.fagaareeU f.: fagaare u samayn.fagaasBir ama qori la geliyo afka fardaha iyo baqlaha marka la xak…fagan1. Wax qodmay noqosho. 2. Wax duugoobay noqosho.fagax1. Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso. 2. Orod ka…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms