Qaamuuska Asalka
fagaaragee
(-geeyay, -geysay)Falg2
Macnaha
Wax meel fagaare ah ku soo bandhigid.
Erayo la-mid ah
fagaagMeel bannaan oo degaan ama aqal hortiis ah.fagaareMeel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo.fagaareeU f.: fagaare u samayn.fagaasBir ama qori la geliyo afka fardaha iyo baqlaha marka la xak…fagan1. Wax qodmay noqosho. 2. Wax duugoobay noqosho.fagax1. Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso. 2. Orod ka…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
